(Daawo Sawirro) Xaflad weyn oo xalay Kismaayo loogu sameeyey Wafdigii RW Khayre

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qayb galay Munaasabad sagootin ah oo loo sameeyay wafdiga Ra”isul Wasaaraha ee maalmahan booqashada ku joogay Jubbaland. Waxaa Xafladan ka qeyb galay Wasiiro, Xildhibaano, masuuliyiin kala duwan iyo qeybaha bulshada. Ra’iisul Wasaare Kheyre oo … Continue reading (Daawo Sawirro) Xaflad weyn oo xalay Kismaayo loogu sameeyey Wafdigii RW Khayre